Duruus
Abuurista ilaa Masiixa
Sidee baad u aragtaa Masiixa?
Jidka Caddaaladda
Taariikhda Kiniisadda
Aan Iska Daayno Qaadka
Arrimaha Guurka iyo Qoyska
Tafsiirka Kitaabka Bilowgii
Tafsiirka Sabuurrada
Tafsiirka Warqaddii loo qoray dadkii Cibraaniyada
|
Barnaamijyada Codka Nolosha Cusub aad iyo aad bay u tiro badan yihiin, maadaama
ay Idaacaddu bilaabantay 1974. Imminka waxaad dhegaysan kartaan 8 taxane oo ka
mid ah. Mustaqbalkana haddii Eebbe raalli ka noqdo, waxaan doonaynaa inaannu diyaargarayno
oo idiin soo bandhigno taxanayaal kale oo ah barnaamijyo wakhti hore la duubay lagana
sii daayay mowjadaha gaagaaban ee hawada.
|