Nolosha Cusub
Skip Navigation Links
Skip Navigation LinksHoyga > Jadwalka Idaacadda Qof kale u dir Boggan iimayl ugu dir saaxiib  

Jadwalka Taxanaha ee Codka Nolosha Cusub   

Raadiyo FEBA, Saacadda Geeska Afrika: 2000--2028 [UST +3]

31 MB, 9865 kHz


Walaalayaalow, boggan Nolosha Cusub waxaa weeye laanta cusub oo Idaacadda Codka Nolosha Cusub oo ka bilowday sii dayntii Injiilka Masiixa Sebtembar, 1974. Haddii aad deggan tahay Yurub, Afrika ama Aasiya, laga yaabaa waxaad dhegaysan kartid Idaacaddeenna. Hoos waxaa ku qoran jadwalka barnaamijyada


Axadda Isniinta Talaadada Arbacada Khamiista Jimcaha Sabtida

Taxanaha Axadda

Taariikhda Kitaabka/ Horumarinta Bulshada> Spotlight”  [Dersiga af-Ingiriisiga] “Spotlight”  [Dersiga af-Ingiriisiga] Haweenka Kitaabka Quduuska Ah lagu qoray

Tafsiirta Sabuurrada 

Doodda Iimaanka


Haddii aad doonaysid inaad ogaatid idaacadda kale oo faafinayaa warka wanaagsan, bal halkan guji:
Jadwalka Idaacadda Kale


"Rabbiyow, jidadkaaga i tus, Oo waddooyinkaagana i bar. Runtaada igu hoggaami, oo i bar, Waayo, waxaad tahay Ilaaha badbaadadayda, Oo maalinta oo dhan adaan ku sugaa. ." Sabuurka 25:4-5