|
Jadwalka Taxanaha ee Codka Waddada Nabadda
Saacadda Geeska Afrika: 2030--2100 [UST +3]
19 MB, 15450 kHz
Walaalayaalow, halkan waa jadwalka barnaamijyada lagu diyaariyey walaalaheenna Idaacadda
Codka Waddada Nabadda.
Haddii aad doonaysid faallo dheer, fadlan bal guji
www.codkanabada.org
|
Axadda |
Isniinta |
Talaadada |
Arbacada |
Khamiista |
Jimcaha |
Sabtida |
|
Hor marinta bulshada
|
Dhuuxa Injiliika |
Haweenka maanta |
Maragfur |
Nolosha qoyska |
Wixii aan ka maqalnay nebiyadii hore
|
Xog – ogaal
|
|
"Rabbiyow, jidadkaaga i tus, Oo waddooyinkaagana i bar.
Runtaada igu hoggaami, oo i bar, Waayo, waxaad tahay Ilaaha badbaadadayda,
Oo maalinta oo dhan adaan ku sugaa.
." Sabuurka 25:4-5
|
|
|
|
|