Nolosha Cusub
Skip Navigation LinksHoyga > Jadwalka Idaacadda > Idaacadda Kale Qof kale u dir Boggan iimayl ugu dir saaxiib  

Idaacadda Kale

Codka Waddada Nabadda
Saacadda Geeska Afrika:
2030--2100 [UST +3]
25 MB, 11975 kHz

Trans World Radio Soomaali
Saacadda Geeska Afrika:
1925--1955 [UST +3]
31 MB, 9660 kHz

Nicmada iyo Runta
Saacadda Geeska Afrika:
1800-1830 [UST +3]
22 MB, 13.810 kHz
Jimceha, Sabtida iyo Axadda





"...markii buunka ugu dambeeya la yeedhiyo; waayo, buunku waa dhawaaqi doonaa oo kuwii dhintayna qudhunla'aan baa la sara kicin doonaa, waana layna beddeli doonaa. 53 Waayo, kan qudhmayaa waa inuu gashado qudhunla'aanta, oo kan dhimanayaana waa inuu gashado dhimashola'aanta.  54 Markii kan qudhmayaa uu gashado qudhunla'aanta, oo kan dhimanayaana uu gashado dhimashola'aanta, markaas hadalka qorani wuu noqon doonaa ee ah, 
Dhimashadii waxaa liqday libtii.
55 Dhimashoy, meeday libtaadii? 
Dhimashoy, meeday micidaadii?
56 Micida dhimashadu waa dembiga, oo xoogga dembiguna waa sharciga.
57 Laakiin Ilaah baa mahad leh kan libta inagu siiya Rabbigeenna Ciise Masiix."

Warqaddii 1aad ee rasuul Bawlos u qoray dadkii Korintos 15:52-57