Nolosha Cusub
Skip Navigation LinksHoyga > Nagala soo xiriir Qof kale u dir Boggan iimayl ugu dir saaxiib  

Nagala soo xiriir Nolosha Cusub
Walaalayaal, idinkoo mahadsan si tixgeli leh wixii su'aal ah nagala soo xiriirra shaxa hoose. Wixii aad noo soo gudbisaan waannu xafideyna, dad ka baxsan guddiga Nolosha Cusub looma gudbinayo.


Magacaaga oo dhan:
Cinwaanka Iimaylka:
Lambarada Telefoonka:
Magaalada:
Waddanka:
Su'aal ama Ra'yi:


3 Rabbiyow, mahad baan kuugu naqi doonaa dadyowga dhexdooda,
Oo waxaan ammaan kuugu gabyi doonaa quruumaha dhexdooda.
4 Waayo, naxariistaadu way ku weyn tahay samooyinka korkooda,
Oo runtaaduna waxay gaadhaa ilaa daruuraha.
5 Ilaahow, samooyinka ka sarree,
Oo ammaantaaduna dhulka oo dhan ha ka sarrayso,
6 Si ay kuwaad jeceshahay u samatabbaxaan aawadeed,
Gacantaada midig ku badbaadi, oo ii jawaab
.
Sabuurka 108:3-6