Nolosha Cusub
Skip Navigation LinksHoyga > La Xiriir Qof kale u dir Boggan iimayl ugu dir saaxiib  

Sayid Ciise Masiix wuxuu na baray midnimada aadmiga. Sidaas daraadeed, hawshayadu arrin keli ahaanteeda u xayndaaban ma aha. Waxaanu wada shaqaynaa walaalo kale oo kala jinsi ah oo aanu wada wadaagno iimaanka, isla markaana aanu ka midaysanahay hawlgalka iyo ula-jeeddadaba. Haddaba haddii aad doonaysid inaad la xiriirtid bog kale oo aad u xiiso leh, fadlan hoos ka fiirso:

Bogag af-Carbeed

Bogag af-Soomaali

Filinka ku saabsan Sayid Ciise Masiix 



3 Rabbiyow, mahad baan kuugu naqi doonaa dadyowga dhexdooda,
Oo waxaan ammaan kuugu gabyi doonaa quruumaha dhexdooda.
4 Waayo, naxariistaadu way ku weyn tahay samooyinka korkooda,
Oo runtaaduna waxay gaadhaa ilaa daruuraha.
5 Ilaahow, samooyinka ka sarree,
Oo ammaantaaduna dhulka oo dhan ha ka sarrayso,
6 Si ay kuwaad jeceshahay u samatabbaxaan aawadeed,
Gacantaada midig ku badbaadi, oo ii jawaab
.
Sabuurka 108:3-6