Nolosha Cusub
Skip Navigation LinksHoyga > La Xiriir > Bogag af-Soomaali Qof kale u dir Boggan iimayl ugu dir saaxiib  

Halkan waxaa ah afar bog ama web oo walaalo Masiixiyiin ah leeyihiin, waxayna ka hawlgalaan sidii ay u soo bandhigi lahaayeen warka wanaagsan ee ku saabsan Injiilka Sayidkeenna iyo Badbaadiyaheenna Ciise Masiix. Afartaba waxay leeyihiin maqal iyo qoraal anfac iyo nafaqo badan leh...bal iska indha-indhee inta aad gujiso!

Codka Waddada Nabadda

Dugsiga Nolosha

Waxbarashada Ereyga Eebbe: af-Soomaali, af-Carbeed iyo afaf kale

Soo-dhowow-Nederlaan

Somali Christian Ministries



"...markii buunka ugu dambeeya la yeedhiyo; waayo, buunku waa dhawaaqi doonaa oo kuwii dhintayna qudhunla'aan baa la sara kicin doonaa, waana layna beddeli doonaa. 53 Waayo, kan qudhmayaa waa inuu gashado qudhunla'aanta, oo kan dhimanayaana waa inuu gashado dhimashola'aanta.  54 Markii kan qudhmayaa uu gashado qudhunla'aanta, oo kan dhimanayaana uu gashado dhimashola'aanta, markaas hadalka qorani wuu noqon doonaa ee ah, 
Dhimashadii waxaa liqday libtii.
55 Dhimashoy, meeday libtaadii? 
Dhimashoy, meeday micidaadii?
56 Micida dhimashadu waa dembiga, oo xoogga dembiguna waa sharciga.
57 Laakiin Ilaah baa mahad leh kan libta inagu siiya Rabbigeenna Ciise Masiix."

Warqaddii 1aad ee rasuul Bawlos u qoray dadkii Korintos 15:52-57