Nolosha Cusub
Skip Navigation LinksHoyga > Qoraal > Aqoondirsad Qof kale u dir Boggan iimayl ugu dir saaxiib  

Aqoondirsad

Walaalayaal fadlan, bal ka yar fikira taladan. ...taxanaha kowaad oo ah Ilaah Keliya iyo Jid Keliya waxaa loogu talaggalay kuwa doonaya horudhaca iimaanka Masiixiyada.

Waxaa fiican inaad taxanahaas dhammaystiratid si aad u billaabato taxanaha labaad oo la yiraahdo Wixii aan ka maqalnay nebiyada. Waxaannu walaal ku leenahay, Eebbe ha ku hoggaamiyo, hana ku siiyo iftiin iyo garwaaqsi marka aad la socoto waxbarashadaas.


3 Rabbiyow, mahad baan kuugu naqi doonaa dadyowga dhexdooda,
Oo waxaan ammaan kuugu gabyi doonaa quruumaha dhexdooda.
4 Waayo, naxariistaadu way ku weyn tahay samooyinka korkooda,
Oo runtaaduna waxay gaadhaa ilaa daruuraha.
5 Ilaahow, samooyinka ka sarree,
Oo ammaantaaduna dhulka oo dhan ha ka sarrayso,
6 Si ay kuwaad jeceshahay u samatabbaxaan aawadeed,
Gacantaada midig ku badbaadi, oo ii jawaab
.
Sabuurka 108:3-6