Nolosha Cusub
Skip Navigation Links
Skip Navigation LinksHoyga > Qoraal > Suugaan Qof kale u dir Boggan iimayl ugu dir saaxiib  

Suugaan

Walaalayaal, ulajeeddada boggan waa in la soo bandhigo gabayada Alle-ammaan ka ah ee walaalaheen inoo soo diraan. Waxaa ugu horreeya "Qaynuunka dahabkaa" iyo "Ilaahow na tilmaanoo". Bal akhri, oo ka fikir sida hufan ee abwaanka allifay ugu sharraxay nuxurka Injiilka barakadaysan ee Masiixa.

Qaynuunka dahabkaa

Ilaahow na tilmaanoo

Xalay Baan Masiixii Arkoo

Guullow Ilaahow

Nuurkii Adduunka

Markii aannu gabayo kale helo, hadduu Alle yidhaah, halkan ayaanu dhigi doonaa.

Waa inaynu raacno taladii rasuul Bawlos--oo ka mid ahaa xertii Masiixa: "Ha ku sakhraamina khamriga rabshadu ku jirto, laakiinse Ruuxu ha idinka buuxsamo. Iskula hadla sabuurro iyo heeso ammaan ah iyo gabayo xagga ruuxa, idinkoo gabyaya oo Rabbiga qalbigiinna ka ammaanaya." [Efesos 5:18-19]







"Ilaah caawimaaddiisa ayaan eraygiisa ku ammaani doonaa,
Waayo, Ilaah baan isku halleeyey, oo innaba baqi maayo,
Haddaba bal binu-aadmigu muxuu igu samayn karaa?
"

Sabuurka 56:4