Nolosha Cusub
Skip Navigation LinksHoyga > Qoraal > Qoraal Gaaban Qof kale u dir Boggan iimayl ugu dir saaxiib  

Qoraal Gaaban

Qirashada Iimaanka
Baryada Rabbiga
Maragfurka Shahiidkii Mehdi Dibaaj
Miyaad Faraxsan Tahay?
Masiixinimo?
Waxba ha ka cabsan
Diin oo keliyaa?


3 Rabbiyow, mahad baan kuugu naqi doonaa dadyowga dhexdooda,
Oo waxaan ammaan kuugu gabyi doonaa quruumaha dhexdooda.
4 Waayo, naxariistaadu way ku weyn tahay samooyinka korkooda,
Oo runtaaduna waxay gaadhaa ilaa daruuraha.
5 Ilaahow, samooyinka ka sarree,
Oo ammaantaaduna dhulka oo dhan ha ka sarrayso,
6 Si ay kuwaad jeceshahay u samatabbaxaan aawadeed,
Gacantaada midig ku badbaadi, oo ii jawaab
.
Sabuurka 108:3-6