Nolosha Cusub
Skip Navigation Links
Skip Navigation LinksHoyga > Qoraal > Qoraal Gaaban > Baryada Rabbiga Qof kale u dir Boggan iimayl ugu dir saaxiib  

BARYADA RABBIGA


(Injiilka sida Matayos u qoray 6:9-13)
Aabbahayaga jannada ku jirow, magacaagu quduus ha ahaado.
Boqortooyadaadu ha timaado, doonistaada dhulka ha lagu yeelo
sida jannada loogu yeelo.
Kibis maalin nagu filan, maanta na sii.
Oo naga cafi qaamahayaga sidaannu u cafinnay kuwa noo qaamaysan.
Oo jirrabaadda ha noo kaxayn, laakiin sharka naga du.
Waayo, boqortooyada iyo xoogga iyo ammaanta adigaa leh weligaa. Aamiin.


"Rabbiyow, jidadkaaga i tus, Oo waddooyinkaagana i bar. Runtaada igu hoggaami, oo i bar, Waayo, waxaad tahay Ilaaha badbaadadayda, Oo maalinta oo dhan adaan ku sugaa. ." Sabuurka 25:4-5