Nolosha Cusub
Skip Navigation LinksHoyga > Maqal/Muuqaal > Qasiidooyin-Fiidayaw ah Qof kale u dir Boggan iimayl ugu dir saaxiib  


Maryamo



Haye aan Ammaanno



Guullow Ilaahow



Haddii aanad daawan karin muuqaalka fiidyowga, halkan guji, si aad usoo dejisato Adobe Flash player oo kuu sahli kara daawashada fiidyowga.



3 Rabbiyow, mahad baan kuugu naqi doonaa dadyowga dhexdooda,
Oo waxaan ammaan kuugu gabyi doonaa quruumaha dhexdooda.
4 Waayo, naxariistaadu way ku weyn tahay samooyinka korkooda,
Oo runtaaduna waxay gaadhaa ilaa daruuraha.
5 Ilaahow, samooyinka ka sarree,
Oo ammaantaaduna dhulka oo dhan ha ka sarrayso,
6 Si ay kuwaad jeceshahay u samatabbaxaan aawadeed,
Gacantaada midig ku badbaadi, oo ii jawaab
.
Sabuurka 108:3-6