Nolosha Cusub

Nolosha Cusub

Bogag af-Soomaali

Halkan waxaa ah bogag badan oo walaalo Masiixiyiin ah leeyihiin, waxayna ka hawlgalaan sidii ay u soo bandhigi lahaayeen warka wanaagsan ee ku saabsan Injiilka Sayidkeenna iyo Badbaadiyaheenna Ciise Masiix. Waxay leeyihiin maqal iyo qoraal anfac iyo nafaqo badan leh...bal iska indha-indhee inta aad gujiso!

Answering Islam

Got Questions

Kitaabka Quduuska ah ee carruurta loogu talo galay

Sheekadaada miyaad garanaysaa? Bal is tijaabi!

Soo-dhowow-Nederlaan

Waddada Runta Facebook

Waddada Runta

Bogag Kitaabka Quduuska ah iyo Tafsiirkooda

Bible Gateway - Kitaabka Quduuska ah oo luuqado badan lagu turjumey baa ku jira, oo uu af Soomaaliguna ku jiro.

Word Project - ka akhriso oo ka dhegeyso Kitaabka Quduuska ah oo af Soomaali ah.

e-Sword - Kitaabka Quduuska ah "Somali Bible" oo af Soomaali ah ka dhex eeg luuqadaha badan ee kale oo halkaa ku jira, oo ama akhriso ama kumbuyuutarkaaga ku kaydso.

Biblword - waxaad ka heli kartaa warbixin guud oo ku saabsan Kitaabka Quduuska ah oo ku qoran af Ingiriis.

Tafsiiro ku saabsan qaybo kala duwan oo Kitaabka Quduuska ah oo lagu turjumey af Soomaali: