Nolosha Cusub

Nolosha Cusub

Wixii Aan Ka Maqalnay Nebiyada

WHFP Sidee ayaa Ilaah ugu yeedhay nebiyadii, oo u hoggaamiyey iyaga si ay banii-aadanka oo dhan u barakeeyaan?

Sidee ayaad Ilaah ku ogaan kartaa oo aad doonistiisa u samayn kartaa sidii nebiyaduba u sameeyeen?

Koorsadan Wixii Aan Ka Maqalnay Nebiyada waxay ka hadlaysaa isbeddelkii iyo waaya’aragnimadii ay soo martay nolosha sideed ka mid ah nebiyadii Ilaah. Haddii aad si taxaddar leh u baratid koorsadan, una adeecdid erayadii nebiyada, waxay kugu caawin doontaa oo aad ogaan doontaa sidii aad Ilaah ugu hoggaansami lahayd.