Nolosha Cusub

Nolosha Cusub

Contact%20Page%20image3

Waxaan ahay Masiixi, sidaas daraadeed saaxiibbo ayaynu nahay. Runtii waxaan doonayaa inaad ogaatid ka uu Ciise yahay, waana muhim inaan qofna fikrad khalad ah kaa siin arrintan. Waxaa laga yaabaa inaad u malaynayso inuu Ciise yahay oo keliya nebi, qof wanaagsan ama mid ka mid ah kuwo badan oo jiray. Laakiin isagu waa mid khaas ah, waana mid aan mid la barbardhigo lahayn.


Ma jeclaan lahayd macluumaad dheeraad ah? Marka, nagu soo qor. Hase yeeshee, bal hubi inaad si sax ah u qortay cinwaankaaga iimaylka. Waayo, waa lagamaarmaan haddii aad jawaab naga doonayso!